Wararkii ugu dambeeyey dagaalo culus oo maanta ka dhacay Hiiraan iyo Jubbooyinka

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya gobolada Hiiraan iyo Jubooyinka ciidamada dowlada oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa maanta dagaal kula wareegay degaano ka tirsan goboladaas oo ay horey u joogeen Al-Shabaab. Ciidamada huwanta oo saaka waaberigii qaaday weerar ayaa la wareegay degaano ku yaalla duleedka Magaalada B/weyne oo ay ka mid yihiin Beer-xaano iyo … Continue reading Wararkii ugu dambeeyey dagaalo culus oo maanta ka dhacay Hiiraan iyo Jubbooyinka